Posts

Showing posts from January, 2025

FAIDOYINKA CUNTADA QOLAFTA LEH

Image
  FAIDOYINKA CUNTADA QOLAFTA LEH Cuntooyinka qolaftaleh  waa cuntooyinka ugu muhiimsan ee cuntada lacuno lakiin dadka inta badan kuma baraarugsana waxaana afka qalaad lagu dhahaa " ROUGHAGE " oo ah cuntada qolafta leh.  Cuntooyinka qolofka leh waxaa loola jeedaa noocyada cunto ee laga helo badda ama biyaha, kuwaas oo leh qolof (shell) dibadda kaga jiro. Waxaa lagu magacaabaa "shellfish" oo ay ka mid yihiin qunyar socodka badda sida: lobsters, crabs, shrimps, oysters, scallops, iwm. Noocyadan cunto waxay caan ku yihiin dhadhan fiican, nafaqo sare, iyo daryeelka caafimaadka guud. Cuntooyinka qolafta leh waxaa kamid ah sida:  • Galayda   • Masagada  • Qamadiga  • Digirta   iyo kuwa kale.  Dhamaan Cuntooyinkaan aan kor kusoo xusay waxa ay kabaxaan dalkayna hooyo marka laga soo tago qamadiga.  Fa,idooyinka ay leeyihiin cuntooyinka qolafta leh.   Inta badan dhaqaatiirteena waxa ay nagulataliyaan in aan isticmaalno cuntooyin...