FAIDOYINKA CUNTADA QOLAFTA LEH
FAIDOYINKA CUNTADA QOLAFTA LEH
Cuntooyinka qolaftaleh waa cuntooyinka ugu muhiimsan ee cuntada lacuno lakiin dadka inta badan kuma baraarugsana waxaana afka qalaad lagu dhahaa "ROUGHAGE" oo ah cuntada qolafta leh. Cuntooyinka qolofka leh waxaa loola jeedaa noocyada cunto ee laga helo badda ama biyaha, kuwaas oo leh qolof (shell) dibadda kaga jiro. Waxaa lagu magacaabaa "shellfish" oo ay ka mid yihiin qunyar socodka badda sida: lobsters, crabs, shrimps, oysters, scallops, iwm. Noocyadan cunto waxay caan ku yihiin dhadhan fiican, nafaqo sare, iyo daryeelka caafimaadka guud.
Cuntooyinka qolafta leh waxaa kamid ah sida:
• Galayda
• Masagada
• Qamadiga
• Digirta iyo kuwa kale.
Dhamaan Cuntooyinkaan aan kor kusoo xusay waxa ay kabaxaan dalkayna hooyo marka laga soo tago qamadiga.
Fa,idooyinka ay leeyihiin cuntooyinka qolafta leh.
Inta badan dhaqaatiirteena waxa ay nagulataliyaan in aan isticmaalno cuntooyinka qolafta leh lkn dadka intooda badan maqaatan talooyinkas waxaa ayna badalkood isticmaalaan cuntooyinka aan dalka ahayn sida bariiska baastada iyo kuwakale, waxa ayna sababaan cuntooyinkaas in ay isxiraan dheefshiidka iyo cuduro kudhaco dheefshiidka sida "Gastric" cudurka ladhaho oo ay soomaalida caan kutahay waxayna somaalidu utaqanaa "gaas".
• Waxa ay sare uqaadan dheefshiidka
• waxa ay jirka ku ilaaliyaan biyaha
• waxa ay naga ilaaliyaan dimbiryada " Constipation "
• waxa ay sahlaan in uu qofka si raaxa leh usaxarooda asigoon wax dhib ah aan dareemin
Borotiin Hodan ah
Waxay siiyaan jirka borotiin tayo leh oo fudud in la dheefshiido, taasoo ka caawisa korriinka iyo dib u dhiska unugyada jirka.
•Omega-3 fatty acids
Waxay ka kooban yihiin duxyo caafimaad leh oo ka hortaga cudurrada wadnaha, kor u qaada maskaxda, isla markaana hoos u dhiga bararka jirka
•Vitamin B12 iyo Zinc
Waxay ka caawiyaan dhiig sameynta, hagaajinta maskaxda, iyo kobcinta difaaca jirka.
•Calcium & Iron
Qolofka qaar ka mid ah cuntooyinkan (sida oysters) wuxuu keenaa kalsiyum iyo bir badan, taasoo faa’iido u leh lafaha iyo dhiigga.
•Dadka doonaya in ay miisaanka dhimaan
Cuntooyinkan waa kuwa kaloori hooseeya balse hodan ku ah borotiin, taasoo ka dhigaysa kuwo ku habboon dadka miisaan dhimanaya.
Gunaanud
Waxaan ku talinayaa in la, isticmaalo cuntooyinka qolafta leh anigoo kabilaabayo naftayda iyo tan walaalahayga intaba.
Cudurka gaaska waa aafo wayn lakin dadka inta badan kuma baraarugsana, dadbadan ayaa isbitaalo useexday heer qatar uu garsiiyay cudurka gaaska dartiisa, waxa uuna inta badan kadhashaa cuntoyinka oo iskadabataga caloosha, cudur oo dhanna waxa uu kadhashaa caloosha. Gababo gabo cun oo kufaan wixii kabaxa dalkaaga.
Jaantus kusaabsan cuntoyinka qolafta leh
Author : By HOSHOW GULLED
Mahadsanidiin



Comments