Waa maxay sababta aan biyo ugu baahanahay ( Why you need Water)
Waa maxay sababta aan biyo ugu baahanahay ( Why you need Water) Noole kasta oo maanta dul saaran koonkaan waxa uu u baahanyahay biyo, biyuhuna waa asaaska nolosha. Biyo la,aan waa nolol la,aan mmuhiimada ay leeyihiin biyuhu waa mid wayn oo aan hal iyo laba eray aan lagu soo ooobi karin. Waxaa looga hadlay Quranka kariimka in ay biyuhu ubahanyahay noole kaste ( وجعلنا من الما كل شي ء حي افلا يو منون ) " Waxaan ka yeelnay biyaha wax kasta oo nool. Miyeyse rumeyn?" Sida aad ka, aragto jaantuska ama sawirka waxa uu inoo muujinaa qaar kamid xubnaha jirka in ay ubaahanyihiin Biyo. Waxaana kamid ah xubnahaan soo socda 1- Skin mqaarka -- waana xubinta ugu wayn ee jirka waxaa uuna garayaa ooga dhan 1.5m---------2m² waxa uuna ubaahanyahay 80% biyo. 2- Brain-- Maskaxda -- Maskaxda waa Xubinta noo qabilsan fikirka iyo xasuusta dhow iyo tan fogg, iyo shaqooyin badan waxa ayna ubahantahay 75% Biyo. 3- Lungs : sambabaha : Sambabaha waxa ay inoo q...