Posts

Showing posts with the label Cuntada waa Dawo

FOOD IS A MEDICINE (CUNTADA WAA DAWO )

Image
  FOOD IS A MEDICINE (CUNTADA WAA DAWO ) Cuntada waa dawo waxayna dawo utahay jirka qaar kamid ah hadaan soo qaadano waxaa kamid ah   Qof kasta wuu ogyahay muhiimadda ay cuntadu u leedahay nolosha, balse dad yar ayaa garanaya in cuntadu sidoo kale tahay daawo dabiici ah. Qarniyo kahor, dhakhaatiirta Giriiggii hore sida Hippocrates wuxuu yiri " Let food be the medicine, and medicine be the food." Taas micnaheedu waa in aad cunto caafimaad leh u adeegsatid sidii daawo ka hortag iyo dawo isku dar ah. 1- Carrot ----karootada waxa ay dawo utahay Eyes indhaha. Indha waa xubin kamid ah xunaha jirka waxa ay noo suura galiyaan in aan wax ku aragno, ku socono, wax kuaqrisano, iyo intaasi wax kabadan waa Nimco Alle nasiiyay.  2- kidney beans ---  waa digirta digirta waxa ay leedahay proteins jirka u mihiimsan waxa ay ka qayb qaadataa koriinka jirka sidaasi si lamid ah waxa ay u fiicantahay kiliyaha jirka.  3- Garapes ---- Cinabka, cinabka waa miro lacuno oo dhanaan...