FOOD IS A MEDICINE (CUNTADA WAA DAWO )

 

FOOD IS A MEDICINE (CUNTADA WAA DAWO )

Cuntada waa dawo waxayna dawo utahay jirka qaar kamid ah hadaan soo qaadano waxaa kamid ah  

Qof kasta wuu ogyahay muhiimadda ay cuntadu u leedahay nolosha, balse dad yar ayaa garanaya in cuntadu sidoo kale tahay daawo dabiici ah. Qarniyo kahor, dhakhaatiirta Giriiggii hore sida Hippocrates wuxuu yiri

"Let food be the medicine, and medicine be the food."

Taas micnaheedu waa in aad cunto caafimaad leh u adeegsatid sidii daawo ka hortag iyo dawo isku dar ah.

1- Carrot ----karootada waxa ay dawo utahay Eyes indhaha. Indha waa xubin kamid ah xunaha jirka waxa ay noo suura galiyaan in aan wax ku aragno, ku socono, wax kuaqrisano, iyo intaasi wax kabadan waa Nimco Alle nasiiyay. 

2- kidney beans ---  waa digirta digirta waxa ay leedahay proteins jirka u mihiimsan waxa ay ka qayb qaadataa koriinka jirka sidaasi si lamid ah waxa ay u fiicantahay kiliyaha jirka. 

3- Garapes ---- Cinabka, cinabka waa miro lacuno oo dhanaan ah waxaana  ubahan jirka mararka qaar waxaa dhacada in ay jirka kuyaraado dhanaan dhanaanka dabadeedna qofka afka iyo meelo kale oojirka kamid ah kabukado. Cinabka waxa uu ufiicanyahay sambabaha jirka oo ah xunbin muhiim u ah jirka waana xubinta noo qaabilsan neefsiga waxa ayna noosurta galisaa inaan hawo qadano iyo hawo banaanka usaarno. 

4- Ginger-- Sanjabiilka, waxa uu fiicanyahay caloosha waxa uu bixiyaa caloosha waxa uu naga ilaaliyaa "Constipation" oo ah calool fadhiga. 

5- sweet patato--- Bataatiga macaan. Bataatiga macaan waxa u fiicantahay "Pancreas" oo ah ganaca waana xubin muhiim uha jirka waxaa laga soodeeyaa labo hormone oo jirka u muhiimsan waxana kamid " insulin and Glucagon"  

6- Avacado: waa Afokaadhada --- Afakaadhada waxa ay u fiicantahay ilmagaleenka haweenka waana mid kamid xubnaha ugu muhiisan xubnaha haweenka. Waa warshad soo saaro ilmaha "Ilamaha Alle ayaa bixiyee". 

7- Citrus fruits-- waa miraha laga helo dhaanka. 

Miraha laga helo dhanaanka waxa ay u fiicanyihiin jiraka si gaar ah naasaha" Breasts" waana xubno muhiim ah waxa ayna soosaraan caano. 

8-Tomaato-- yaanyada. Yaanyadana waxa ay u fiicantahay wadnaha, wadnahana waxa uu kamidyahay xubnaha ugu muhiimsan ee jirka waxaa uu jirka uqaabilsanyahay "pumping blood" oo ah inuu tuuro dhiiga una qaybiyo dhamaan jirka oo dil.  

9- pineapple --- Caananaaska, caananaaska waxa uu fiicanyahay "joints"ka oo ah kalabaxyada  ama kalagoysyada jirka  

Intaan aan kor kaga soo hadlay waa kheyraad laga helikaro wadankeena waxaana kujirto fa,do badan aan kawada fa,ideysano .    

Jaantus kusaabsan cuntada in ay tahay Dawo

Sida Cuntadu U Noqoto Dawo

1. 🧬 Waxay jirka siisaa nafaqooyin caafimaad dhisaya

Cuntooyinka sida khudradda cagaaran, timirta, iyo kalluunka waxay buuxiyaan jirka oo dhisaan difaac.

2. ❤️ Waxay yareysaa halista cudurrada waaweyn

Cunto ay ku badan tahay fiitamiinnada, macdanta, iyo fiber-ka waxay yaraysaa sonkorowga, cadaadiska dhiigga, iyo xanuunada wadnaha.

3. 🛡️ Waxay xoojisaa difaaca jirka (immune system)

Miraha iyo khudaarta sida liinta, mooska, iyo yaanyada waxay ka hortagaan infakshanka, hargabka, iyo caabuqyada.

4. 🧠 Waxay hagaajisaa maskaxda iyo hurdo la’aanta

Cuntooyinka sida lawska, kalluunka salmon, iyo mooska waxay fiican yihiin xasiloonida dareenka iyo hurdo wanaagsan.

🍲 Cuntooyin U Shaqeeya Sida Dawo

Cuntada Faa’iidada Caafimaad

Toonta Dhiig nadiifin, ka hortag bakteeriyo

Timirta Kordhinta tamarta, la dagaalanta anemia

Caanaha Kalsiyum, lafdhabar dhisid

Kalluunka Maskaxda iyo wadnaha xoojin

Liinta Vitamin C, difaaca jirka

⚠️ Cuntada Noqon Karta Sun (Marka Si Khaldan Loo Adeegsado)

Cunto xad dhaaf ah ama la warshadeeyay: sida chips, sokor badan, ama cunto degdeg ah (fast food)

Cabitaanada sonkorta leh waxay kordhiyaan halista cudurrada

Cunto la isku darsaday oo aan dheefshiid lahayn waxay keeni kartaa daaco iyo calool xanuun

                            Gunaanad

Cuntadu ma aha oo keliya tamar la cuno, waa hubka koowaad ee jirka difaaca. Haddii aad si joogto ah u isticmaasho cunto caafimaad leh, waxaad ka hortagaysaa xanuunno badan oo haddii kale daawooyin qaalisan iyo isbitaallo loo baahaan lahaa.

Qaad cunno caafimaad leh, waxay kaa badbaadin kartaa dawo caafimaad darro lagaaga baahdo!

Talooyin Kooban:

Isku day in cuntadaadu noqoto mid midho, khudaar, borotiin iyo biyo leh.

Ka fogow sokor badan, saliid badan, iyo cunto warshadaysan.

Noqo qof cunto caafimaad leh ka dhigta dawo joogto ah



                                  DHAMAAD 


Qoraa Hoshow Gulled 


Comments

Popular Posts