Waa maxay sababta aan biyo ugu baahanahay ( Why you need Water)
Waa maxay sababta aan biyo ugu baahanahay ( Why you need Water)
Noole kasta oo maanta dul saaran koonkaan waxa uu u baahanyahay biyo, biyuhuna waa asaaska nolosha. Biyo la,aan waa nolol la,aan mmuhiimada ay leeyihiin biyuhu waa mid wayn oo aan hal iyo laba eray aan lagu soo ooobi karin.
Waxaa looga hadlay Quranka kariimka in ay biyuhu ubahanyahay noole kaste
(وجعلنا من الما كل شي ء حي افلا يو منون )
"Waxaan ka yeelnay biyaha wax kasta oo nool. Miyeyse rumeyn?"
Sida aad ka, aragto jaantuska ama sawirka waxa uu inoo muujinaa qaar kamid xubnaha jirka in ay ubaahanyihiin Biyo. Waxaana kamid ah xubnahaan soo socda
1- Skin mqaarka-- waana xubinta ugu wayn ee jirka waxaa uuna garayaa ooga dhan 1.5m---------2m² waxa uuna ubaahanyahay 80% biyo.
2- Brain-- Maskaxda-- Maskaxda waa
Xubinta noo qabilsan fikirka iyo xasuusta dhow iyo tan fogg, iyo shaqooyin badan waxa ayna ubahantahay 75% Biyo.
3- Lungs : sambabaha: Sambabaha waxa ay inoo qaabilsanyihiin neefsigu, qaadashada hawada waxa ay inoo leedahay muhiimad wayn hawo la,aan nolol majirto sambabuhu waxa ay ubahanyihiin 90 %Biyo.
4- Muscles -- muruqaha- Murqaha waa xubnaha inoo qaabilsanyihiin in ay isusoo aruuran iyo in ay kalabaxan " contraction & Relaxation"
Waxa ayna kutimada iskaashiga kadhaxeeya laf iyo muruq waxana kasoo baxa dhaqaaq ay sameeyan xubnaha. Murquhu waxa ay ubaahanyihiin 75% Biyo.
5- Blood:--- dhiiga-- Dhiiga waxa uu kamidyahay nuudaha wax isku xira. Dhiigu waxaa laga soosaraa Dhuuxa " Bone marrow" oo laga helo lafaha. Wadnaha waxa uu tuuraa dhiiga si uu ugarsiiyo dhamaan jirka oo idil.
Dhiigu waxa uu u baahanyahay biyo gaaraya 85 %.
Gunaanud:


Comments